Xildhibaano katirsan Hirshabelle oo lagu dhaawacay Jowhar iyo Al Shabaab oo ka hadashay

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee caasimada maamulka Hirshabelle ayaa ku waramaya in xalay saqdii Dhaxe qarax miino lagu weeraray labo Xildhibaan oo katirsan Baarlamaanka maamulka Hirshabelle. Xildhibaanada oo lagu kala magacaabayay Maxamed Cabi Cali (Maxamed Dheere) iyo Cabdiraxman Cabdi Iidow (Kheyre) ayaa qaraxa lala beegsaday xili ay kasoo baxeen xaflada ka socotay Jowhar ayna … Continue reading Xildhibaano katirsan Hirshabelle oo lagu dhaawacay Jowhar iyo Al Shabaab oo ka hadashay